Muuse Biixi: “Dowladda Xamar ee AMISOM ilaaliso warkeeda kama duwana Dameer ciyey” (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta dib ugu laabtay magaalada Hargeysa, kadib socdaal muran dhaliyey oo uu ku tegay dalka Guinea ayaa si weyn u cambaareeyay tallaabada dowladda Somalia xiriirka ugu jartay dowladii uu booqday. Muuse Biixi ayaa sheegay in tallaabada ay qaaday dowladda Somalia ay ka dhigan tahay gef ay u geysteen dalka … Continue reading Muuse Biixi: “Dowladda Xamar ee AMISOM ilaaliso warkeeda kama duwana Dameer ciyey” (Sawirro)